Madaxweyne Lafta-gareen oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddi kumeel gaar ah ee qaban qaabada Shirka Alif Maay-ga.