Madaxweynihii Hirshabelle oo Is-casilay

Maxamed Cabdi Waare, oo ahaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa ku dhawaaqay inuu Is-casilay xilka, isagoona ka dayriyay xaalada Hirshabelle.

Madaxweynaha is-casilay oo waqtigiisii dhamaaday, ayaa ka maqan Jowhar mana jirto wax door ah oo ku lee yahay dhismaha Hoggaanka cusub ee Maamulkaas.