Musharax C/fitaax Sugule oo la kulmay Dhalinyarada iyo Haweenka Mudug (VIDEO)

Cabddifatax Maxamed Sugule, oo kamid ah Musharixiinta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula qaatay Gaalkacyo Ururada Haweenka iyo Dhalinyarda Gobolka Mudug.