VIDEO: Warbixinta Guddiga Caddaaladda ee Golaha Wakiilladda Puntland.

Guddiga Shuruucda iyo Caddaaladda ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland ayaa maanta la wadaagay Xildhibaanada Golaha Warbixinta Guddiga ee la xariirta shaqooyinkii u qabsoomay labada Kal-fadhi.