Guddoomiye C/rashiid oo tacsi u diray Qoyska Reer Islaan Ciise

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril ayaa uga tacsiyadeeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse Geerida ku timid Xaaskiisa Siciido Maxamed Daahir Jaamac.