Ma dooneysaa inaad kamid noqoto Saamileyda Dekedda Garacad ? (VIDEO)

Dhismaha dekadda Garacad oo la bilaabay bishii November ee sannadkii 2018-kii ayaa meel wanaagsan maraya, waxaana shaqada oo wali socota la qabtay 50%.

Dekadda Garacad ee gobalka Mudug ayaa noqonaya Mashruucii ugu balaarnaa oo dad Soomaaliyeed ay maalgashanayaan.

Wali waa ay furan ka mid noqoshada saamileyda Dekadda Garacad Hadaba maanta maalgasho aad berito macaashtide.

Faahfahin kala xiriir;

Tell: +252 90 6791983 – 090 7790777 Email: info@garacadseaport.com