Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha aqoonsiga la guddoomay 3 Safiir (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya.