Doorashada Mareykanka oo gaba-gabo ku dhow (VIDEO)

Joe Biden ayaa jebiyay rikoorki u dhigay Barack Obama, isagoo helay cododkii ugu badnaa abid taariikhda doorashada Madaxtinimada Mareykanka. Obama ayaa 69,498,516, codod helay sanadkii 2008, halka Biden uu dhaafay 70,427,609 waxaana socota weli tirinta cododka.