Ilhaan Omar oo difaacatay kursigeeda Xildhibaanimo

Xildhibaanad Ilhaan Cumar, ayaa difaacatay kursigeeda xildhibaannimo ee Aqalka hoose ee dalka Mareykanka, waxayna heshay codadka ugu badan ee degmada shanaad ee gobolka Soomaalida ku badan tahay ee Minnesota, halkaas oo ah deegaan doorashadadeeda