Madaxweynaha DDS oo taageeray dagaalka ka bilowday Deegaanka Tigreega (VIDEO)

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Cumar oo taageerey in tallaabo millateri laga qaado maamulka Tigreega ee Woqooyiga Itoobiya.