Mareykanka iyo UK oo war kasoo saaray xaalada Itoobiya

Dawladdaha UK iyo USA ayaa ugu baaqay dawladda Itoobiya iyo Kooxda Tigree-ga ee TPLF ee ku dagaalamaya gobalkaas in ay joojiyaan dagaalka oo ay nabadda iyo daganaanshaha dhawraan.

Labada safaaradood ayaa sheegay in loo baahan yahay wadal-hadal nabdeed si looga dheeraado dagaalka oo sii socda.

ISHA; ADDIS ST