Qurbajoogta Reer Puntland oo loogu baaqay ka qeyb-qaadashada Wadada Gaalkacyo – Bursaalax (VIDEO)

Gudoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur-yare ayaa qurba joogta ugu baaqay iney ka qayb qaataan dhismaha wadada isku xirta Gaalkacyo, Galdogob iyo Bursaalax.