Akhriso: Guddiga Doorashooyinka heer Federaal oo la magacaabay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay Liiska Guddiyada Doorashooyinka iyo Gudiga Xallinta Khilafaadka heer Federaal ee Doorashada 2020/2021.