Qoraal uu soo Saaray Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayuu Ku Sheegay In Ra’isulwasaare Rooble Ka Tagay Xubnihii Uu u Gudbiyay Sidaas Darteedna Xubnaha Cusub Ee Ra’isulwasaaruhu Magacaabay Aysan Matalin Gobolada Waqooyi.