Laftagareen oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka ee heer Maamul (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.