Maxaa sababay Is-casilaadii Madaxweyne Waare ? (VIDEO)

Madaxweynihii waqtigu ka dhamaaday ee Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa ka hadlay waraaqdii kasoo baxday Xafiiskiisa ee uu ku sheegay inuu is-casilay.