Nin u dhintay COVID-19 oo la doortay Xildhibaan

David Andahl oo cudurka Koofid-19 u geeryooday bishii Oktoobar ayaa ku guuleystay kursi Xildhibaannimo ee Gobolka North Dakota.

Gobolkan North Dakota oo laga soo doorto laba Xildhibaan waxaa doorashadan la sheegey in ay ka soo bexeen ninkan iyo Nin kale.

Xigasho:CNN