Maxaa ka jira in Ciidan katirsan PSF-ta Puntland ay u goosan lahaayeen Somaliland ?

Saraakiil ka tirsan qaybta 7-aad ee Ciidanka Somaliland,ayaa isku dayey in ay xiriir la sameeyaan Askarta PSF ee Gadoodka been abuurka ah sheegtay!!

Askarta ay sida gaarka ah iskugu dayeen in ay la xiriiraan,ayaa udhashay beesha Jaamac Siyaad waxayna dhamaayeen 10-Askari.

Qorshahaasi waxuu ahaa ka faa’idaysi,balse waa la fashiliyay.

Haatan Ciidankii gadoodka been abuurka ah sheegtay waxaa lagu xareeyay Xerada Africa Care ee Qardho 1-Km ujirta waxaana si adag u ilaalinaya Ciidamada kala duwan ee Puntland.

Jibril Qoobey.