QoorQoor oo magacaabay Guddiga doorashooyinka heer Maamul (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa magacaabay Guddiga Doorashada heer dowlad Goboleed, kaasoo ka kooban 8 xubnood, waana maamul goboleedkii 3aad ee si rasmi ah u magacaabay Guddiga doorashada heer Dowlad Goboleed.