Turkiga oo Lacag deyn ah ka bixiyay Soomaaliya (Akhriso)

Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya ka bixisay $2.72 Malyan oo doollar oo dayn ah oo ay Soomaalida ku lahayd Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF.