Akhriso: Xilliga ay dhacayso Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo lagu dhawaaqay

Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka doorasho, iyadoo 11- ka bishan November oo ku beegan maalinta Arbacada ay dhici doonto doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.