Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Shacabka BJFS ee maanta ?

Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta oo sabti ah yeelanaya kulankoodii caadiga, iyadoona fariin loo diray Xildhibaanada lagu wargaliyay soo xadirida kulanka.

Ajandaha kulanka ayaa lagu sheegay Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada, iyo Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga Akh2aad ee H/Sh Socdaalka Somalia