Guddiga Doorashooyinka Puntland oo la kulmay Arday dugsiga sare ee Ufeyn (Sawirro)

Godoomiye kuxigeenka Guddiga doorashooyinka Puntland Jaamac Xirsi Faarax, ayaa booqasho ku tagay Dugsiga sare C/dalle ibraahim ee degmada Ufayn.

Gudoomiye kuxigeenka ayaa ardada kala hadlay inay ka qaybqaataan fahamsiinta bulshada barnaamijka axsaabta badan ee Puntland ku tilaabsatay.