Jabhadda Oromada oo soo bandhigtay Hub ay ka furatay Ciidanka Abiy (Sawirro)

Jamhada Xoraynta Oromada oo soo bandhigtay Hub ay ka furatay Ciidanka Abiy ee Amxaaradu ku adeegato.

Jamhadu waxay xoojisay weerarada ay ku hayso Ciidankaas,iyadoo guulo isdaba joog ah gaartay maalmihii lasoo dhaafay.

Jamhada xoraynta Oromada waa mid ka mid ah xoogagii udagaalamayay Xoriyada iyo cadaalada Oromada.

Jibril Qoobey.

About the Author

Jibril Qoobey
(ISBITALKA )GMC- HOSPITAL DHAGACADE. Kabilowdey Qaliimo losamenayo Qaar Kamidah Ciidanka ku Xaraysan Xerada General Carays ee Deegaanka Godod. Qaliinada Losamenayo Ciidanka waxa iska Kashanaya Musharax Duqa Dagmada Galkacyo Cawil Cabdile iyo (ISBITALKA )GMC- HOSPITAL. DHAGACADE. Waxa Qaliinada Fulinaya .Dhaqatirta kala Ah. DR Maizid iyo DR Cabdale Horeeye. Qaliinadan manta kabilowdey Isbitalka GMC HOSPITAL DHAGACADE . Waxa Goobjoog ka ahaa musharax Duqa Dagmada gaalkacyo mudane Cawil Cabdile iyo sido kale Taliyaha Ciidanka Darawiishta gobolada mudug iyo Ceyn ee Puntland mudane Sharmake shiikh doon iyo . Agasimaha Isbitaalka GMC- mudane Maxamed Cabdirisaaq warsame iyo masuuliyen kale.