Madaxweynaha Puntland oo fariin u diray Joe Biden

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka Joe Biden iyo ku-xigeenkiisa Kamala Harris, kuwaas oo Guul taariikhi ah ka gaaray Doorashada Madaxtinimo ee Mareykanka.