Musharixiinta doorashada Madaxweynaha oo qaadacay Guddiga doorashooyinka (Akhriso)

Musharaxiinta u taagan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacay iney ka qeyb noqdaan doorasho ay ugu yeereen iney tahay boob iyo ku shubasho oo ay maamulayaan Guddi ka kooban Shaqaale Dowladda iyo Saraakiil ciidan oo ka tirsan Hay’adda NISA, taas oo baalmarsan Dastuurka dalka.