Tigreega oo soo bandhigay Gantaalo Abiy sheegay inuu burburiyay (VIDEO)

Ciidanka Dowlad Deegaanka Tigrey ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya gantaaladii uu Raysal Kornayl Abiy Axmed sheegay shalay inuu burburiyey.

Sarkaal u hadlay Tigreega ayaa sheegay inaaan waxba laga burburin diyaarna uyihiin inay garaacan meel kasta oo cadawgu joogo ayna gaadhi karaan