Halkee marayaa dhismaha Garoonka Cawaale ee Gaalkacyo ? (VIDEO)

Garoonka Kubadda cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa maraya meel gaba-gabo ah. Qaarkamida gudiga Garonka cawaale iyo shirkada gacanta kuhaysa dhismaha Garoonka Keberco ayaa ka hadlay Garoonka.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2758134677792675&id=100007885083769