Jaaliyadaha Puntland iyo Jubbaland oo Lacag ugu deeqay Wadada Ceeldaahir – Ceergaabo (VIDEO)

Guddiga Mashruuca dhismaha Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa la wareegay Lacag dhan $21,482,56 oo katimid Jaaliyadaha Reer Puntland iyo Jubbaland ee kunool Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden. Guddiga ayaana uga mahadceliyey Labada Jaaliyadood deeqda uu ay ugu talagaleen Dhammaystirka Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.