Wasaaradda Haweenka Puntland oo Garoowe ku qabatay Shir ku saabsan Xuquuqda Aadanaha (Sawirro)

Wasaaraddaha Hurumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska dowladda Puntland oo kaashanaysa Hay’dda UNDP ayaa qabatay Tababar ku saabsan heshiisyada xuquuqda aadanaha iyo qaababka warbixindda waxaan ka soo qayb-galay Wasaaradda Wada-shaqaybta laleh Wasaaradda haweenka Puntland iyo
Ururada Bulshadda Raydkaa ee Puntland Bunsa, Police, laamaha CID, qaar kamid ah Gudiga Waalidiinta, iskuduwayaasha Wasaaradda haweenka ee Goboladda iyo Degmooyinka Puntland.

Tababarkan ayaa socday mudo labo maalin ah Waxaan soo xirtay Gaasimaha Waaxda jinsiga xaquuqul Insanka Wasaaradda Horumarinta haweenka Marwa Luul jama Nuur.