DEG-DEG: Ciidanka Dowladda oo Qarax lagula beegsaday Dhuusamareeb

Qarax miino ayaa loo dhigay kolonyo katirsan Ciidammada Dowladda, oo ku sucotay agagaarka deegaanka sinna-dhaqo ee Duleedka Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxan uu ka dhashay khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac, Waxaana inta la xaqiijiyay Qaraxan ku geeryooday Labo Askari oo kamid ah Ciidanka Dowladda, halka at ku dhaawacmeen 9 kale.