VIDEO: Haweeney lagu kufsaday Marka oo lagu tilmaamay inay Waalan tahay

Haweeney da’deeda lagu qiyaasayo illaa 25 sanno, ayaa lagu kufsaday Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose, iyadoona intaas kaddib Taliska Ciidanka Booliska Marka ay oobigga ugu qoreen inay waalan tahay.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=1406164343053715&id=100009804884378