VIDEO: Maxaa laga filan karaa Doorashooyinka Soomaaliya ?

Siyaasi Xuseen Maxamed Xuubsiree oo Xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladii KMG aheyd ayaa ka hadlay guud ahaa siyaasaddda Soomaaliya, gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka.