Xulka Kubadda cagta Puntland oo tababarayaal cusub loo magacaabay

ciyaartoyga Xulka kubadda cagta Puntland

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda cagta Puntland Maxamed Cali Ciise (Cirro), ayaa tababarayaal cusub u magacaabay Xulka Kubbada cagta Puntland.