FALANQEYN: Xagee Soomaaliya u socotaa haatan ? (VIDEO)

Danjire Maxamed Nuur Caalim, oo Falanqeeya Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Geeska Africa ayaa ka hadlay xaalada cakarin ee Siyaasadda Soomaaliya iyo dooda ka taagan Guddiga Doorashooyinka ee Villa Soomaaliya magacowday.