Laftagareen oo Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Hambaliyo udirey Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele.