VIDEO: Ayaan Xasan “Madaxwayne Deniyow dareenkii wacnaa iyo damqashadii, maxaa helay”

Ayaan Xasan oo ah gabar araga naafo ka ah oo markale madaxwayne deni fariin udiratay.

“Madaxwayne Deniyow dareenkii wacnaa iyo damqashadii, maxaa helay ma Diin soo gur guurtaa dalabkaygii soo sida, mise doonistaydii durba waad ilowdoo dan kalaad ku maqan tahay.