VIDEO: Daahir M. Geelle oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

Daahir Maxamuud Geelle, oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay DFS, kana mid ah Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ay kamid tahay waxa Mucaaradku ku diidan yihiin Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta khilaafaadka ee ay magacowday Villa Soomaaliya.