VIDEO: Maxaad ka taqaan Astaamaha cudurka Sonkorta ?

Dr. Gaas Bashiir Cali, oo kamid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee dhalinyarada ah ayaa sharaxaad ka bixinaya Astaamaha cudurka Macaanka (Sonkorta) oo kamid ah Xanuunada dilaaga ah ee sanadihii u dambeeyay kusoo badanayay caalamka, gaar ahaan dalkeena Soomaaliya.

Qeybta 1-aad ee Sharaxaada Astaamaha cudurka Macaanka.
Qeybta 2-aad ee Sharaxaada Astaamaha cudurka Macaanka.