Yuusuf Dabageed oo loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabelle

Yuusuf Axmad Hagar Dabageed ayaa ku guuleystay xilka Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle, kaddib doorasho goor-dhaweyd soo gaba-gabowday oo ka dhacday magaalada Jowhar.

Yuusuf Dabageed ayaa helay 87 Cod, halka Maxamad Maxamuud Cabdulle oo ahaa Musharaxa la tartamayay uu helay 12 Cod.