Maxay ka wada-hadleen Muuse Biixi iyo Waftiga Jabuuti ee tagay Hargeysa ? (VIDEO)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Jabuuti Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali).