VIDEO: Maryam Qasim oo ka hadashay Xeerka Jinsiga & sida culumada ugu falceliyeen

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Maryam Qasim oo ka hadashay Xeerka Jinsiga & sida culumada ugu falceliyeen.