Axmed Madoobe oo muddo kaddib ka hadlay Doorashadii Madaxda cusub ee Hirshabelle

Dowlad Goboleedka Jubbaland waxay Hambalyo iyo bogaadin u direysaa Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo ku xigeenkiisa Mudane Yuusuf Axmed Hagar.