BREAKING: Dagaal culus oo ka socda Bahardar

Isgaarsiinta Bahardar ma wacna balse wararka laga helayo waxay sheegayaan in weerar iyo Qaraxyo qorshaysan ay socdaan weli.

Dadka weerarkan fuliyay waxay umuuqdaan in ay aad uyaqaanaan Saldhiga.

Hada waxaa laysla galay gudaha Taliska Qaybta Galbeed ee Ciidamada Itoobiya.

Jibril Qoobey.