DEG-DEG: Ciidanka Tigreega oo gantaalo ku garaacay Caasimadda Eritrea

Ciidamada Ismaamulka Tigreega ee (TPLF) ayaa caawa gantaalo ku garaacay airport ka Asmara Iyo wasaarada warfaafinta Eritrea saacado kadib marki ay maanta ku hanjabeen in ay ka aargudan doonaan duulaanka qarsoon oo ay Eritrea qeyb katahay sida ay sheegeen.

Warbaahinta ayaa ku warantay in ay Asmara Korontada ka tagtay marki ay kusoo dhaceen gantaalada culus ee sida la sheegay laga soo gamay dhanka gobolka tegree.