DEG-DEG: Madaafiic mar kale laga maqlayo Caasimadda Eritrea

Dhawaqa Madaafiic culus ayaa markii labaad goor-dhaweyd laga maqlay Magaalada Asmara ee Caasimadda Eritrea, iyadoona xaalad Jahwareer ah caawa ay ka jirto Eritrea.

Wararka ayaa sheegaya in Madaafiicdan cusub ay ku dhaceen Xarumo muhiim ah oo ku dhow Madaxtooyada Asmara.

Talaabada ay Tigreegu ay ku duqaynayaan Caawa Asmara ayaa muujinaysa Awooda balaaran ee ay heystaan iyo in dagaalka cagaha la galay Guud ahaan Gobalka Geeska africa.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.