Guddoomiye Mursal oo magacaabay Guddi cusub (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa magacaabay Guddiga KMG ah oo soo diyaariya saameynta cudurka Covid19 ku yeeshay dalka, kaas oo ka kooban 9 Xildhibaan.