Booliska Puntland oo howgallo ka fuliyay Bursaalax (VIDEO)

Ciidammada Booliska Dowladda Puntland, gaar ahaan Qeybta Goodir ayaa howlgallo ka dhan ah ka ganacsiga Maandooriyaha iyo jarista dhirta ka sameeyay Degmada Bursaalax ee Gobalka Mudug.