Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay (VIDEO)

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa C/qaadir Shekh Maxamed Nuur Siidi u magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose.

Agaasimaha Warfaafinta Iyo xiriirka Warbaahinta Madaxtooyadda DGKGS Mudane Maxamed Cali Ibraahim Bandhawow, ayaa la wadaagay Warbaahinta.