Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay La-dagaalanka Ayaxa (Sawirro)

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdiweli Mire Xirsi, oo Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madax kasocotaay Haayadda UN-OCHA.

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsanaa sidii wax loo qaban lahaa Arrimaha Bini aadan-tinimadda, Ladagaalanka Ayaxa ku hubsaday Deegaanada Puntland, iyo ka hortaga Masiibooyinka dabiiciga.